Rag ka ganacsanayey Maandooriyaha xashiishka oo gacanta lagu soo dhigay

Ciidamada Booliska Jubbaland ayaa gacanta ku soo dhigay rag ka ganacsanayey maandooriyaha xashiishka loo yaqaano. Raggan oo ka koobnaa labo nin ayaa laga soo qabtay xaafado ka tirsan magaalada Kismaayo sida ay sheegeen saraakiisha booliska magaaladaas. Waxaa sido kale lala soo qabtay raggan dhowr kg oo ka mid ah xasshiishka ay ka ganacsanayeen, waxaana lagu … Continue reading Rag ka ganacsanayey Maandooriyaha xashiishka oo gacanta lagu soo dhigay